FeerFeer, Mudug

MUDUGPOST. Kulan Balaaran Roy iskugu yimaadeed Beesha Xasan-Samadoorte ayaa ka dhacay Deeganka Qaran-Feerfeer ee ka dirsan Gobolka Mudug ayeey uga wada Hadleen Sidee loo horumarin lahaa Deegaanadaas, Suldanadii, Waxgaradkii ,Culumadii, Ganacsatadii,iyo Aqoonyahanada ayaa isku...

TACSI

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.   Waxaa Magaalada Muqdisho  Ku Geeriyootay Xaawa Abdullahi Abdi(Marteela)  Hadaan nahay Gudiga reer Minnesota State Waxaan si gaar ah  tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo...

Hadaanu nahay Jaaliyada Galmudug ee United States Of America , waxaan hambalyo aan la soo koobi karin aan halkan uga soo gudbineynaa, Suldaanka Cusub ee Beesha Faqashini Suldaan Yuusuf

KU: Aqoonyahanada,Culumada, waxgaradka,Ganacsatada Beesha Faqashini  ee ku nool North America, Yurub,Asia, and Africa.   KA  : Guduumiyaha ,Gudoomiye Ku xigeenka, iyo Safiirka  Jaaliyada Galmudug   ee United States Of America 1.Mudane Abdirxukun aadan Bariiri, Gudoomiyaha...

Tacsi

  INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.   Waxaa Magoolyinka Guriceel iyo Muqdisho Ku Geeriyooday Maxamed Shiikh Cismaan Abdulle Iyo Xirsi Cali Mire Duqoow Waxaan si gaar ah  tacsidaas ugu...

Warqad uu qoray Aqoonyahan: Axmed Abdikariim Ciyoow

Bayaan ka soo baxay Xafiiska aqoonyahan Ahmed Abdikariim Ciyoow  ahna Gudoomiyaha Siyaasada iyo Xirrinta Beesha M. KH ayaa  waxaa lagu daabacay Mudugpost Caawa. Bayaanku waxa uu ku qornaa sida tan.   1.Maamulada galmudug iyo...