TAHNIYAD & HAMBALYO: Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeey

TAHNIYAD & HAMBALYO

Hadaan nahay Jaaliyadda Beesha Cayr, waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin rasmi ah ugu diraynaa Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeeye) oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha Guud ee Beesha Yabadhaalo Cayr ee Qurbajoogta ku kala nool dunida daafaheeda.

Xilkan culus ee aad qabatay wuxuu markhaati u yahay kalsoonida iyo ixtiraamka ay Beesha Yabadhaalo kuu hayaan, waxaana Alle ka baryeynaa inuu kaa dhigo mid xilkaas si caddaalad iyo hufnaan ku maamula.

Anagoo ah Jaaliyadda Beesha Cayr, waxaan si buuxda kuugu garab taaganahay hawlahaaga, waxaana rajeyneynaa inaad noqoto hoggaan mideeya, dhiirrigeliya midnimada iyo horumarka bulshada.

Hambalyo Mudane CabdiKaafi – Ilaahay xilka ha kuu fududeeyo.

On behalf of the Cayr Community in the Diaspora, we extend our heartfelt congratulations to Mr. Cabdikafi Macalin Hassan (Barakeeye) on his recent election as the General Chairman (Guddoomiyaha Guud) of the Yabadhaalo Cayr Community in the Diaspora worldwide.

Your election is a clear testimony of the trust, unity, and respect placed in you by the Yabadhaalo community. We pray that God grants you wisdom, strength, and guidance to lead with fairness, integrity, and dedication.

As the Cayr Community, we proudly stand by your side and express our full support for your leadership in uniting, empowering, and advancing the interests of our people.

Congratulations Mr. Cabdikafi – May God ease the responsibility entrusted to you. 🌍🌟

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *