Waxaan Hambayo & Duco udirayaa ugaaskii beesha facaweyn ee Murusade, Waa ugaas da’yar oo maanta isu keenay shantii Soomaaliweyn iyo mucaarad & muxaafid.
Waxaan Hambayo & Duco udirayaa ugaaskii beesha facaweyn ee Murusade, Waa ugaas da’yar oo maanta isu keenay shantii Soomaaliweyn iyo mucaarad & muxaafid. 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘀𝗮𝗾 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗫𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗙𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗲 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗠𝘂𝘂𝗺𝗶𝗻 Allah hakula garab galo culeeska Ugaasnimo ee beesha iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed. Waa munaasabaddii ugu weyneyd ebid oo Ugaas Soomaaliyeed loogu…