OGAYSIIS! OGAYSIIS! OGAYSIIS!

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota iyo nawaaxigeeda ku casuunno munaasabadda lagu xusayo:

๐ŸŽ‰ SANAD-GUURADA 20-AAD EE DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG STATE

Munaasabadda waxaa lagu maamuusi doonaa xuska sanad-guurada 20-aad ee aas-aaska Dowlad Goboleedka Galmudug.

๐ŸŽค Waxaa madasha ku soo bandhigi doona fanaaniin ay ka mid yihiin: Ilkacase Qeys, Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Farhiya Fiska, Malyun Manka, Caaqil Yare, Farhiya Kabayare iyo Abdullahi Bajiyo.

๐Ÿ“… Sabti, September 19, 2026

โฐ 6:00 PM โ€“ 12:00 AM

๐Ÿ“ 7025 Northland Drive North, Brooklyn Park, MN 55428

โ˜Ž๏ธ Wixii faahfaahin ah:

612-242-6594

Guddoomiye Shafi: 612-839-8409

Ali Mataan: 612-205-1974

๐ŸŽŠ Dhammaantiin waa noo casuuman tihiin โ€” kaalay oo nagala qaybgal xuska sanad-guuradan taariikhiga ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *