OGAYSIIS! OGAYSIIS! OGAYSIIS!

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota iyo nawaaxigeeda ku casuunno munaasabadda lagu xusayo: SANAD-GUURADA 20-AAD EE DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG STATE Munaasabadda waxaa lagu maamuusi doonaa xuska sanad-guurada 20-aad ee aas-aaska Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaa madasha ku soo bandhigi doona fanaaniin ay ka mid yihiin: Ilkacase Qeys, Hodan Abdirahman, Mursal Muse,…

Read More

๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee gobollada dhexe waa inuu noqdaa socdaal lagu xoojinayo nabadda, wadahadalka iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed. Wararka la daabacay 13 iyo 14 Agoosto 2026 waxay sheegayaan in madaxweynuhu ku wajahan yahay Dhuusamareeb, isla markaana uu booqan doono deegaanno kale oo Galmudug ka tirsan. Waxaa kale oo la filayaa inuu tababar u…

Read More

Moutons de Panurgeโ€ ama โ€œIdaha Panurgeโ€ waxaa loola jeedaa dad si indho laโ€™aan ah dadka kale u raaca, iyaga oo aan iyagu fikirin, suโ€™aal gelin, ama goโ€™aan madax bannaan qaadan.

Moutons de Panurgeโ€ ama โ€œIdaha Panurgeโ€ waxaa loola jeedaa dad si indho laโ€™aan ah dadka kale u raaca, iyaga oo aan iyagu fikirin, suโ€™aal gelin, ama goโ€™aan madax bannaan qaadan. Oraahdan Faransiiska ah waxay ka timid sheeko uu qoray Franรงois Rabelais qarnigii 16aad. Sheekada dhexdeeda, Panurge wuxuu iibsadaa hal ido ah, kadibna badda ayuu ku…

Read More

Somali PM Hamzaโ€™s Fictitious Five-Year Term: Politics of Constitutional Desecration and Unlawful Power Retention

Somali PM Hamzaโ€™s Fictitious Five-Year Term: Politics of Constitutional Desecration and Unlawful Power Retention Leaders of the Federal Government of Somalia have perfected a dangerous craft: inventing constitutional fictions to cling to power. Somali politics is no longer merely in crisisโ€”it has entered a phase of deliberate constitutional desecration. Caretaker Prime Minister Hamza Abdi Barre,…

Read More

Jeneraal Yakubu Gowon (wuxuu dhashay 1934) wuxuu ahaa madaxii ugu da’da yaraa ee dalka Nayjeeriya

Jeneraal Yakubu Gowon (wuxuu dhashay 1934) wuxuu ahaa madaxii ugu da’da yaraa ee dalka Nayjeeriya, isagoo xukunka hayay laga bilaabo Agoosto 1, 1966, ilaa Luulyo 29, 1975. Wuxuu xukunka la wareegay isagoo 31 jir ah ka dib afgambi ka dhan ah. Wuxuu Nigeria ku hoggaamiyay Dagaalkii Sokeeye (1967โ€“1970), halkaas oo uu ahaa hoggaamiyihii burburiyay gooni…

Read More

Somalia: President Hassan Sheikh Mohamud and the End of the Benefit of the Doubt

In politics, granting a leader the benefit of the doubt is not weakness. It is a reasonable and principled starting pointโ€”especially in fragile states, where governing is difficult and institutions are weak. Somalia has extended this generosity repeatedly, often in the hope that patience and restraint might eventually produce responsible leadership and national recovery. But…

Read More

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ค๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ด๐—ผโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—จ๐—”๐—˜

Read More

๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ช๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐˜€

Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and disappointment. But it is important to remember a fuller and more honest history. Some of the strongest allies Somalis ever had in the United States were Republican presidents and lawmakers whose leadership rose above division. Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and…

Read More