Waxaan Hambayo & Duco udirayaa ugaaskii beesha facaweyn ee Murusade, Waa ugaas da’yar oo maanta isu keenay shantii Soomaaliweyn iyo mucaarad & muxaafid.

Waxaan Hambayo & Duco udirayaa ugaaskii beesha facaweyn ee Murusade, Waa ugaas da’yar oo maanta isu keenay shantii Soomaaliweyn iyo mucaarad & muxaafid.

𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘀𝗮𝗾 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗫𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗙𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗲 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗠𝘂𝘂𝗺𝗶𝗻

Allah hakula garab galo culeeska Ugaasnimo ee beesha iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

Waa munaasabaddii ugu weyneyd ebid oo Ugaas Soomaaliyeed loogu caleemo saaro Muqdisho, marka la eego goobta sida loo diyaariyay iyo kumannaanka kun ee xafladda kasoo qeyb-galay.

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝘀 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘅𝗺𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝗱𝗮 ,𝗦𝘂𝗹𝗱𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮, 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀𝘆𝗮𝗱𝗮 , 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 , 𝗦𝘂𝗹𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱 𝗲𝗲 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 , 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗪𝘂𝗾𝘂𝗷𝗶𝗿𝗲 𝗲𝗲 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 , 𝗦𝘂𝗹𝗱𝗮𝗮𝗻 , 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝗱 𝗗𝘂𝗰𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗞𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗲 .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *