Jabuuti oo safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaantay mid muujinaya saaxiibtinimo iyo adkeynta nabadda

Jabuuti-Mudugpost-Dowladda Jabuuti ayaa socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ku joogo dalkeeda ku tilmaantay mid ka tarjumaya ujeeddooyinka ay wadaagaan labada dhinac iyo saaxiibtinimo ka dhexaysa. Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, oo Madaxweyne Cirro ku soo dhaweeyay madaarka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweynta Madaxweynaha,…

Read More

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda Hiiraan oo Al-Shabaab Ka Saara Deegaanka Abooreey

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanka Abooreey, oo hoostaga degmada Buulo-burte. Weerarka oo dhacay saaka hore ayaa lagu dilay tiro saraakiil iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu gubay gaadiid…

Read More

Israel recognises Somaliland as independent state

Jerusalem — Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu announced on Friday that Israel has officially recognised Somaliland as an independent state, a major diplomatic move that could have wide-ranging implications for the Horn of Africa. In a statement from Netanyahu’s office, Israel and Somaliland were said to have signed a joint declaration formalising the recognition. Netanyahu said…

Read More

Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures

A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media. Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday. The delay comes amid…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho

MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa…

Read More

President Mohamud engages civil society ahead of National Consultation Forum

Mogadisho-Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened a high-level meeting with representatives from a broad cross-section of civil society at the Presidential Palace on Tuesday, marking a key step toward the National Consultation Forum scheduled for June 15, 2025. According to Villa Somalia, the meeting is part of an ongoing series of inclusive consultations aimed at…

Read More

Expert Leadership Reinstated: Mahad Mohamed Salad Reappointed as NISA Director

Mudugpost- In a strategic move to reinforce Somalia’s national security apparatus, the federal cabinet has reappointed veteran intelligence official and statesman Mahad Mohamed Salad as Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA). The decision, endorsed during an emergency cabinet session on Saturday, follows a recommendation from the Ministry of Internal Security and marks…

Read More

Turkiga oo diyaarado nooca qumaatiga u kaca ee T129 Atak ku taageeray Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada dhanka difaaca ee ay Soomaaliya ka siiso dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab todobaadkan, kadib markii uu Sabtidii khadka telefoonka ay kuwada hadleen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Soomaaliya. Ilo-wareedyo arrintan la socda ayaa Middle East Eye u sheegay in Ankara ay toddobaadkan dawladda Soomaaliya ku wareejisay saddex…

Read More