President Trumpโ€™s announcement that he plans to end Temporary Protected Status for Somalis in Minnesota has created fear across the community,

President Trumpโ€™s announcement that he plans to end Temporary Protected Status for Somalis in Minnesota has created fear across the community, even though most Somalis in our state are U.S. citizens, permanent residents, or long-time taxpayers who have built their lives here. Minnesota is home to the largest Somali community in America. Families have been…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Jimco, May 16, 2025 (Mudugpost) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka 34-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo furmi doona 17-ka May. Shirka sanadkan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xasilloonida gobolka, xaaladda baniโ€™aadantinimo ee Gaza, la dagaallanka argagixisada, iyo…

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti laโ€™aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti laโ€™aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More

๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ .

Read More

Falanqeynta Warsaxafadeedka ka soo baxay kulankii dhexmaray Mucaaradka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud

Kulanka maanta 25ka Juun 2025 dhexmaray Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Xassan Sheikh wuxuu ahaa mid aad loogu dheg taagayay, waxaana ka soo baxay heshiis ajendaha wada hadalka labada dhinac, kana kooban 4 qodob, iyo raadinta masโ€™uuliyin ka maqan wada hadalka iyo ballan shirka looga wada hadlayo ajendaha. Taagerayaasha Warmurtiyeedka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed soo…

Read More

Duqa Magaalada Minneapolis, Jacob Frey, ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada isagoo markiisii saddexaad helay xilka duqnimada.

Duqa Magaalada Minneapolis, Jacob Frey, ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada isagoo markiisii saddexaad helay xilka duqnimada. Hambalyo Duqa Jacob Frey. Inkastoo kooxaha bulshada bidix (socialists) ay isku dayeen inay xilka ka tuuraan, haddana wuu guuleystay sababo la xiriira dadaalkiisa ku aaddan amniga, midnimada, iyo horumarka magaalada Minneapolis. Frey wuxuu ka adkaaday Senator-ka dimoqraadiga…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho

MUQDISHO โ€” Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan, Doowlad aan go’aan gaarin karin – Markii horena ku fududaatay

WASHINGTON โ€” Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin karto booqashada wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan uu ku tagi lahaa Somaliland. Troy Fitrell, oo ah masโ€™uul sare ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, ayaa toddobaadkan ka sheegay Aqalka Senate-ka in…

Read More

The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament,

Dusmareeb: The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament, ministers, and the administrations of Galgaduud region and the capital Dhusamareeb, paid an encouraging and supportive visit to Ubax Abdullahi Culusow, the founder of โ€œDhaqankaaba.โ€ The purpose of the visit was to support…

Read More