Xaaladda Magaalada Balad-Xaawo Oo Saaka Deggan Kadib Dagaal Culusi Ka Dhacay

Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka u muuqata mid deggan, kaddib dagaal culus oo shalay ka dhacay, kaasoo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan. Dagaalka ayaa billowday abaarihii duhurnimo, wuxuuna socday ilaa fiidkii, iyadoo la adeegsaday hub culus. Waxaa laga soo sheegayaa…

Read More

Yurub iyo Mareykanka oo ka sii niyad-jabaya dowladda madaxweyne Xasan Sheekh

In kasta oo balaayiin doollar oo taageero caalami ah la siiyey, haddana ciidanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay wajihidda weerarro isdaba-joog ah oo bilooyin socday oo ay soo qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaeda, waxaana sii yaraanaya samirka deeq-bixiyeyaasha, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Iyagoo adeegsanaya boqollaal dagaalyahan iyo gaari walxaha qarxa laga soo…

Read More

DF oo wacad ku martay la-xisaabtanka Axmed Madoobe kadib dagaalka Beledxaawo

 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo mas’uuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. “Eedaysanuhu…

Read More

Fartaag: Waa In La Xisaabtamaa Kuwa Daadinaya Dhiigga Shacabka Jubaland

MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 — Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo. Weerarkan ayaa sababay khasaare nafeed oo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana ujeeddadiisu tahay, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda, inuu eedeysanuhu sii balaariyo dambiyada uu horay u galay, isla markaana uu sii kala fogeeyo…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland

Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan laga qabtay xeebaha Puntland, kaasoo waday hub iyo gaadiid dagaal. Dowladda ayaa sheegtay in Markabkan uu u rarnaa  xarunta tababarka ciidamada ee TURKSOM, sida ku cad heshiisyada iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dowladda Turkiga….

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA Gedo

Beled-Xaawo, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo dhawaan loo magacaabay taliyaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ee gobolkaas. Cabdiraashiid Janan ayaa lagu soo dajiyay Beled-Xaawo diyaarad qumaatiga u kaca ah oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, taasoo…

Read More

Dagaal cusub oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo gobolka Tigray ee Itoobiya iyo doorka Eriteriya

Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiiskii nabadeed ee Pretoria lagu gaadhay dhammaadkii dagaalkii labada sano socday ee Tigray. Warbixin cusub oo ay daabacday DW ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Eriteriya  ay si qarsoodi ah u taageerayaan kooxo hubeysan oo Itoobiya gudaheeda ka…

Read More

Xisbiga Xaqsoor: Xisbi Siyaasadeed ay Asaaseen Qurbojoogta Soomaaliyeed iyo Machadka Heritage Institute

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socota qabanqaabada xaflad weyn oo lagu shaacinayo Xisbiga XAQSOOR, xisbi siyaasadeed cusub oo ay si wadajir ah u aasaseen qurbojoogta Soomaaliyeed iyo Machadka Heritage Institute for Policy Studies. Xisbiga Xaqsoor waxaa lagu aasaasay himilo ah in dalka laga hirgeliyo siyaasad ku dhisan caddaalad, midnimo qaran, iyo…

Read More

𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗺𝗼 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿𝗴𝗶𝗱𝗶𝗿 𝗞𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗚𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝘀 𝘀𝗶 𝗔𝘆 𝗨𝗴𝘂 𝗕𝗶𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗗𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗔𝗹-𝗦𝗵𝗮𝗯𝗮𝗮𝗯𝗪𝗮𝗿𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 𝗙𝗮𝗹𝗮𝗻𝗾𝗲𝘆𝗻 𝗮𝗵

Ciidamo Beesha Habargidir Ka Socda oo Gaaray Maxaas si Ay Ugu Biiraan Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab Warbixin Falanqeyn ah Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa xalay iyo saaka martigelisay ciidamo badan oo kasoo jeeda beesha Habargidir, kuwaas oo ka kala yimid degmooyinka Guriceel iyo Matabaan ee gobollada Galgaduud iyo Hiiraan. Ciidamadan ayaa u yimid…

Read More