
Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures
A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation…
A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation…
Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah…
Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka…
Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka u muuqata mid deggan, kaddib dagaal culus oo…
A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media. Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday. The delay comes amid…
Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…
Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Deganaashaha maanta laga dareemayo gudaha magaaladaas ayaa salka ku haya, kadib markii ciidamada dowladda oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay si buuxdo xalay fiidkii…
Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka u muuqata mid deggan, kaddib dagaal culus oo shalay ka dhacay, kaasoo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan. Dagaalka ayaa billowday abaarihii duhurnimo, wuxuuna socday ilaa fiidkii, iyadoo la adeegsaday hub culus. Waxaa laga soo sheegayaa…
Si dowladda federaalka Soomaaliya ay si dhab ah gacanta ugu dhigto una kasbato qalbiyada dadka ku nool Gedo, Jubada Hoose, iyo Jubada Dhexe, waa in ay marka hore dhisto kalsooni dhab ah oo ay muujiso taageero run ah oo ay siiso bulshooyinka ku nool gobolladaas. Gobolladan oo leh taariikh dheer isla markaana muhiim u ah…
French President Emmanuel Macron, British Prime Minister Keir Starmer, and German Chancellor Friedrich Merz issued a joint declaration on Friday urging an immediate ceasefire in Gaza, the unconditional release of all hostages, and the lifting of restrictions on humanitarian aid. “The time has come to end the war in Gaza,” the leaders said in a…
In kasta oo balaayiin doollar oo taageero caalami ah la siiyey, haddana ciidanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay wajihidda weerarro isdaba-joog ah oo bilooyin socday oo ay soo qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaeda, waxaana sii yaraanaya samirka deeq-bixiyeyaasha, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Iyagoo adeegsanaya boqollaal dagaalyahan iyo gaari walxaha qarxa laga soo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo mas’uuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. “Eedaysanuhu…
MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 — Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo. Weerarkan ayaa sababay khasaare nafeed oo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana ujeeddadiisu tahay, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda, inuu eedeysanuhu sii balaariyo dambiyada uu horay u galay, isla markaana uu sii kala fogeeyo…
Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan laga qabtay xeebaha Puntland, kaasoo waday hub iyo gaadiid dagaal. Dowladda ayaa sheegtay in Markabkan uu u rarnaa xarunta tababarka ciidamada ee TURKSOM, sida ku cad heshiisyada iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dowladda Turkiga….