President Mohamud inaugurates new intelligence center, praises army’s gains against Al-Shabaab

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday inaugurated the new Intelligence and Reconnaissance Center of the Somali National Army (SNA) in Mogadishu, a move aimed at strengthening the country’s defense and security capabilities. President Mohamud described the facility as a symbol of the government’s commitment to developing national defense institutions. He noted that the advanced…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.  Xaruntan oo si casri ah loo dhisay, ayaa lagu qalabeeyay tignoolajiyad sare oo loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda istaraatiijiyadeed ee ciidamada qalabka sida, loogana hortago…

Read More

Jabuuti oo safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaantay mid muujinaya saaxiibtinimo iyo adkeynta nabadda

Jabuuti-Mudugpost-Dowladda Jabuuti ayaa socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ku joogo dalkeeda ku tilmaantay mid ka tarjumaya ujeeddooyinka ay wadaagaan labada dhinac iyo saaxiibtinimo ka dhexaysa. Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, oo Madaxweyne Cirro ku soo dhaweeyay madaarka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweynta Madaxweynaha,…

Read More

Puntland president rejects federal forum, calls for inclusive national summit

Puntland President Said Abdullahi Deni has rejected the national consultation forum convened by Somalia’s federal government, calling it a symbolic exercise and instead advocating for a broad-based summit that delivers joint national decisions. The forum comes as Somalia prepares for elections in 2026 and faces increasing pressure to finalize its provisional constitution and transition toward…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u safray dalka Boqortooyada Qatar

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Boqortooyada Qatar, waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland ee dalkaas booqda. Ilaa hadda, madaxtooyada Somaliland kamay hadal safarkan, mana cadda ujeeddada rasmiga ah ee safarka, hase yeeshee waxa la filayaa inuu la xidhiidho arrimo dhaqaale, maadaama madaxweynuhu muddooyinkii u dambeeyay ka…

Read More

Exclusive: Somaliland president says recognition of state ‘on the horizon’ following Trump talks

Mark Townsend in HargeisaSaturday May 31, 2025 The breakaway territory’s independence has never been internationally recognised. Insiders say recent US overtures are encouraging – but the consequences could be inflammatory in the tinderbox region. The new president of Somaliland says his state, which broke away from Somalia in 1991, is on the brink of securing…

Read More

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

Muqdisho(Mudugpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey meertada 34-aad ee shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Baqdaad, isagoo si qoto dheer uga hadlay xaaladda Soomaaliya, mowqifka dowladda Federaalka ee arrimaha gobolka, iyo taageerada ay u hayso qadiyadaha Carabta. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay hoggaamiyeyaasha Carbeed dadaallada dowladda Soomaaliya…

Read More