Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho
MUQDISHO – Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho. Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si…