Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay
Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb geli doonin gogosha wadatashiga uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo ku sababeeysay in Dowladda Federaalka aysan u hoggaansamayn dastuurka iyo sharciga dalka. Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, ayaa sheegay in Puntland aysan wax wadahadal ah la furi doonin Dowladda Federaalka ilaa ay kusoo laabato…