Hoggaamiyaha IAEA oo beeniyay hadalka Trump, kuna celiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in Iran ay hub nukliyeer ah dhiseyso

Hoggaamiyaha IAEA oo beeniyay hadalka Trump, kuna celiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in Iran ay hub nukliyeer ah dhiseyso Qirasho muhiim ah oo ka hor imaaneysa sheegashooyinka maamulka Israa’iil iyo mas’uuliyiinta Mareykanka, madaxa Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomikada (IAEA), Rafael Grossi, ayaa xaqiijiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in…

Read More

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay kulanka maalintii labaad ee Gogosha Wadatashiga Qaran oo ka socota magaalada Muqdisho, isagoo si qoto dheer uga hadlay siyaasadda guud ee Xukuumadda “DanQaran” ee dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka, dastuurka, dowlad-dhiska, iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyay in Soomaaliya ay ku jirto…

Read More

Puntland president rejects federal forum, calls for inclusive national summit

Puntland President Said Abdullahi Deni has rejected the national consultation forum convened by Somalia’s federal government, calling it a symbolic exercise and instead advocating for a broad-based summit that delivers joint national decisions. The forum comes as Somalia prepares for elections in 2026 and faces increasing pressure to finalize its provisional constitution and transition toward…

Read More

Mahad Salaad oo maanta xilka kala wareegay Sanbaloolshe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Taliska guud ee Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku bogaadiyey Agaasimihii…

Read More

Somali President attends handover ceremony for new intelligence director

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday attended the official handover ceremony marking the transition of leadership at the National Intelligence and Security Agency (NISA), where Mahad Mohamed Salad assumed responsibilities as the new director, succeeding Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe. The event, held at NISA headquarters in Mogadishu, was attended by key government and security…

Read More

President Hassan ofSomalia Unilaterally Cancelled International Partnership Agreements to Avoid Accountability

In the midst of national and international efforts to save Somalia from sliding into civil strife and anarchy because of political deadlock and increased threats from terrorist group Al Shabab,President Hassan Sheikh Mohamud, paradoxically ordered his State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation to write a letter to the Special Representative of the UN Secretary General (SRSG) and the Head of the African Union Transition Mission for Somalia (UNTMIS)for immediate end of the C6+ international Platform established under international partnership agreements to coordinate the international support for political,…

Read More

Maxay Noqonaysaa Jawaabta Iiraan ee Weerarradii Habeenkii ee Israa’iil?

 Tehran waxay wajahaysaa xulashooyin kooban oo ku saabsan Bariga Dhexe ee cusub, halkaasoo Suuriya aysan mar dambe ka tirsanayn Xulafada Iska-Caabbinta ee Iiraan, isla markaana Xisbullah ee Lubnaan uu ku jiro xaalad adag. Ma awooddaa Iiraan inay kaligeed wajahdo Israa’iil? Maxay Noqonaysaa Jawaabta Iiraan ee Weerarradii Habeenkii ee Israa’iil? Mudugpost – Israa’iil waxay ku sii…

Read More