Dowladda Soomaaliya oo La kulantay Fadeexad Ku Saabsan Gargaar Ay Gaarsiisay G/Hiiraan
Beledweyne, Soomaaliya – May 25, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fadeexowday gargaar ay dhawaan gaarsiisay gobolka Hiiraan, gaar ahaan ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, kuwaas oo dagaal culus kula jira kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, oo ka hadlay gargaar la gaarsiiyay ciidamada Macawiisleyda, ayaa sheegay in wax ka…