Somalia’s Political Opposition Forms a New Alliance: A Path to Reform or Just a Power Struggle?

MUDUGPOST -A new political alliance has emerged among Somalia’s opposition leaders, aiming to challenge the administration of President Hassan Sheikh Mohamud. This coalition brings together former officials, influential politicians, and civil society figures who express growing concern over the direction of the current government, especially in regard to the electoral process and constitutional reforms. The…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran oo loo dhan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go’aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo…

Read More

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin USA-Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku sugan Waqooyiga Ameerika waxa ay si qoto dheer ugu mahadcelinayaan una bogaadinayaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Mudane Cilmi  Cali Cabdi , doorkiisii geesinimada lahaa ee uu ka qaatay xallinta khilaafkii iyo cabashadii Gabadha Dhaqankaaba ee dhowaan ka dhacday Gobolka Galgadud. Mudane Cilmisalad ayaa si xikmad leh, dulqaad…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista Shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka Shidaalkaa Xeebaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada iyo bahda iskaashiga Turkiga dadaalladooda ku aaddan sahankan istiraatiijiga ah, isagoo muujiyey in…

Read More

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro

Dusmareeb: Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro, iyo maamulada gobolka Galgaduud iyo caasimadda Dhusamareeb, ayaa booqasho dhiirrigelin iyo garab istaag ah ku tagay Ubax Cabdullaahi Culusow, aasaasaha shirkadda “Dhaqankaaba.” Ujeeddada booqashadan waxay ahayd in lagu taageero lana dhiirrigeliyo Ubax Cabdullaahi Culusow—gabadh Soomaaliyeed…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Jimco, May 16, 2025 (Mudugpost) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka 34-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo furmi doona 17-ka May. Shirka sanadkan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xasilloonida gobolka, xaaladda bani’aadantinimo ee Gaza, la dagaallanka argagixisada, iyo…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

Muqdisho-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee si rasmi ah isu diiwaangeliyey, kuwaas oo door muhiim ah ku leh geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta hirgelinta doorashada hal qof iyo hal cod, iyadoo Madaxweynaha uu faahfaahin ka bixiyey dadaallada ay…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.  Xaruntan oo si casri ah loo dhisay, ayaa lagu qalabeeyay tignoolajiyad sare oo loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda istaraatiijiyadeed ee ciidamada qalabka sida, loogana hortago…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More