Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadahadal La yeelanaya Mucaaradka
Muqdisho – Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maraysa meel xasaasi ah, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu muujiyey diyaar u ahaanshihiisa wadahadal furan oo lala yeesho mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka taagan. Tallaabadan ayaa imaneysa xilli ay beesha caalamka si xooggan u dalbaneyso hannaan wadajir ah oo lagu wajaho arrimaha siyaasadeed ee dalka….