Yurub iyo Mareykanka oo ka sii niyad-jabaya dowladda madaxweyne Xasan Sheekh

In kasta oo balaayiin doollar oo taageero caalami ah la siiyey, haddana ciidanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay wajihidda weerarro isdaba-joog ah oo bilooyin socday oo ay soo qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaeda, waxaana sii yaraanaya samirka deeq-bixiyeyaasha, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Iyagoo adeegsanaya boqollaal dagaalyahan iyo gaari walxaha qarxa laga soo…

Read More

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisay Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada

Muqdisho( Mudugpost)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisay Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada oo ay ku jiraan Madax-dhaqameed, Masuuliyiin Dawladeed, Ganacsato, Culima-Udiin, Dhalinyaro, ururada Haweenka iyo Aqoonyahanka Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalo Madaxda dalka ee Muqdisho. Bulshada Madashu kulmisay ayaa si wayn u taageertay Barnaamijka Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran iyo…

Read More

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed?

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed? Xogaha laga helayo ilo wareedyo siyaasadeed ayaa muujinaya in kooxaha mucaaradka ee Soomaaliya ay sameysteen isbaheysi cusub oo ballaaran, kuna wajahan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isbaheysigan cusub ayaa sheegaya inuu leeyahay qorshe siyaasadeed oo la jaanqaadaya xaaladda dalka, gaar ahaan marxaladda…

Read More

Cirro oo shaaca ka qaaday in Mareykanku aqoonsanayo iyo jawaabta Mareykanka

Hargeysa MUDUGPOST) – Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aqoonsiga caalamiga ah ee dalkiisa uu marayo marxalad aad uga dhow sidii hore, iyadoo la rajeynayo in madaxweyne Donald Trump uu noqon karo hoggaamiyaha tallaabadaasi bilaaba. Wareysi uu siiyay The Guardian oo ka dhacay madaxtooyada Hargeysa, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in…

Read More

MD XASAN SHIIKH OO KA DEGAY BAQDAAD

MUDUGPOST -MAY 16TH,2025-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qayb gali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfeeyn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka aloosan qaybo…

Read More

Golaha Wasiiradda oo Maanta Mahad Maxamed Salaad u magacaabay Agaasimaha Hay’adda NISA

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir deg deg ahaa ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo la xariirtay inuu noqdo Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA ayaa xilkaan kala wareegi doona Agaasimahii hore ee hay’addaan Cabdullaahi Maxamed…

Read More

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi opens Somaliland Mission in Kenya

The Republic of Somaliland’s Mission office was opened in Nairobi on Thursday, May 29, during a ceremony presided over by the de facto state’s president, Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro). The event was attended by senior Kenyan government officials and members of the international community, including those from Somaliland. Among Kenyan leaders who attended the event…

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA Gedo

Beled-Xaawo, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo dhawaan loo magacaabay taliyaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ee gobolkaas. Cabdiraashiid Janan ayaa lagu soo dajiyay Beled-Xaawo diyaarad qumaatiga u kaca ah oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, taasoo…

Read More