Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Flydubai

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buuxda ugu hoggaansanaato shuruudaha fiisaha gelitaanka Soomaaliya, kaddib markii la ogaaday in rakaab ay shirkaddu keentay magaalada Hargeysa aysan haysan fiisaha elektaroonigga ah (e-Visa) ee waajibka ah. Sida ku xusan warqad rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay Maareeyaha Guud…

Read More

Mahad Salaad oo maanta xilka kala wareegay Sanbaloolshe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Taliska guud ee Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku bogaadiyey Agaasimihii…

Read More

WAR-SAXAAFADEEDMagacaabista Wakiilka Jaaliyadda Galmudug ee Waqooyiga Ameerika

WAR-SAXAAFADEEDMagacaabista Wakiilka Jaaliyadda Galmudug ee Waqooyiga Ameerika Taariikh: 07/02/2025Goobta: Minneapolis-USA Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah u magacaabay Mudane Muuse Ducaale Gulan (Garaad Cumar) inuu noqdo Wakiilka Jaaliyadda Galmudug State ee Waqooyiga Ameerika. Magacaabistan ayaa ah mid ay ka dambeysay kalsooni buuxda oo uu muujiyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyadoo…

Read More

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro

Dusmareeb: Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro, iyo maamulada gobolka Galgaduud iyo caasimadda Dhusamareeb, ayaa booqasho dhiirrigelin iyo garab istaag ah ku tagay Ubax Cabdullaahi Culusow, aasaasaha shirkadda “Dhaqankaaba.” Ujeeddada booqashadan waxay ahayd in lagu taageero lana dhiirrigeliyo Ubax Cabdullaahi Culusow—gabadh Soomaaliyeed…

Read More

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

Djibouti – In a show of growing regional cooperation, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, held a key bilateral meeting with the President of the Republic of Djibouti, H.E. Ismail Omar Guelleh, during his official visit to Djibouti on June 2, 2025. The high-level talks focused on enhancing political,…

Read More

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta gaaray magaalada taariikhiga ah ee Carta, halkaas oo uu kormeer ku tagay goobo muhiim ah oo xusuus gaar ah u leh shacabka Soomaaliyeed. Magaalada Carta ayaa caan ku ah martigelinta shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee…

Read More

Farmaajo oo si kulul uga hor yimid Shirka Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

MOGADISHU, 5 Juun 2025 — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed, oo si weyn loogu yaqaan Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay qorshaha wadatashiga qaran ee uu soo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud, isagoo ku tilmaamay mid “ka reeban” qaybo muhiim ah isla markaana ku eedeeyay inuu wado ajande siyaasadeed oo hal dhinac ah. War-saxaafadeed…

Read More