𝙓𝙤𝙜𝙩𝙞𝙞 𝙪𝙜𝙪 𝙙𝙖𝙣𝙗𝙚𝙚𝙮𝙨𝙖𝙮 𝙞𝙮𝙤 𝙒𝙖𝙙𝙖-𝙝𝙖𝙙𝙖𝙡𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙞𝙮𝙤 𝘼𝙭𝙢𝙚𝙙 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙄𝙨𝙡𝙖𝙖𝙢 𝙚𝙚 𝙆𝙞𝙨𝙢𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙞𝙨𝙠𝙪 𝙢𝙖𝙧𝙞 𝙡𝙖’𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮

Mudugpost – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Kismaayo ku yeeshay wada-hadallo albaabadu u xiran yihiin, kuwaas oo looga hadlayo arrimo siyaasadeed iyo khilaafyo taagan.Wararka la helayo ayaa muujinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu doonayo in Axmed Madoobe uu ka laabto doorashadii Jubbaland, isla markaana…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.  Xaruntan oo si casri ah loo dhisay, ayaa lagu qalabeeyay tignoolajiyad sare oo loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda istaraatiijiyadeed ee ciidamada qalabka sida, loogana hortago…

Read More

President Mohamud inaugurates new intelligence center, praises army’s gains against Al-Shabaab

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday inaugurated the new Intelligence and Reconnaissance Center of the Somali National Army (SNA) in Mogadishu, a move aimed at strengthening the country’s defense and security capabilities. President Mohamud described the facility as a symbol of the government’s commitment to developing national defense institutions. He noted that the advanced…

Read More

Anigoo ku hadlaya magaca bulshada Soomaaliyeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya.

Anigoo ku hadlaya magaca bulshada Soomaaliyeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya. Doorashadaada waxay caddeyneysaa hoggaamintaada, xikmaddaada, iyo dadaalkaaga aad ugu adeegayso shacabka. Tallaabadani waa mid muhiim ah oo horumar ku ah dhismaha dowladnimada iyo xoojinta maamulka wanaagsan. Waxaan kuu rajaynayaa guul…

Read More

TAHNIYAD & HAMBALYO: Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeey

TAHNIYAD & HAMBALYO Hadaan nahay Jaaliyadda Beesha Cayr, waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin rasmi ah ugu diraynaa Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeeye) oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha Guud ee Beesha Yabadhaalo Cayr ee Qurbajoogta ku kala nool dunida daafaheeda. Xilkan culus ee aad qabatay wuxuu markhaati u yahay kalsoonida iyo ixtiraamka ay Beesha Yabadhaalo kuu…

Read More

Xildhibaanada maamul-goboleedka cusub ee Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan

Mudugpost-Xildhibaanada maamul-goboleedka cusub ee Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka gobolka, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo lagu dhameystirayo dhismaha maamul-goboleedka federaalka. Dr. Aadan Cabdullaahi wuxuu helay 53 cod, halka musharixiisa, Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29 cod. Hal cod ayaa lagu dhawaaqay inuu waxba ka jirin, sida…

Read More

Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures

A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media. Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday. The delay comes amid…

Read More

Maamul beddelay SSC oo looga dhowaaqay Laascaanood + Magaca cusub

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.  Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…

Read More

Ciidanka DF oo dagaal culus kula wareegay Beledxaawo iyo kuwa Jubaland oo ikaga baxay Beled-xaawo.

Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Deganaashaha maanta laga dareemayo gudaha magaaladaas ayaa salka ku haya, kadib markii ciidamada dowladda oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay si buuxdo xalay fiidkii…

Read More