Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota iyo nawaaxigeeda ku casuunno munaasabadda lagu xusayo:
SANAD-GUURADA 20-AAD EE DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG STATE
Munaasabadda waxaa lagu maamuusi doonaa xuska sanad-guurada 20-aad ee aas-aaska Dowlad Goboleedka Galmudug.
Waxaa madasha ku soo bandhigi doona fanaaniin ay ka mid yihiin: Ilkacase Qeys, Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Farhiya Fiska, Malyun Manka, Caaqil Yare, Farhiya Kabayare iyo Abdullahi Bajiyo.
Sabti, September 19, 2026
6:00 PM โ 12:00 AM
7025 Northland Drive North, Brooklyn Park, MN 55428


Wixii faahfaahin ah:
612-242-6594
Guddoomiye Shafi: 612-839-8409
Ali Mataan: 612-205-1974
Dhammaantiin waa noo casuuman tihiin โ kaalay oo nagala qaybgal xuska sanad-guuradan taariikhiga ah