Somalia: President Hassan Sheikh Mohamud personifies toxic leadership

The people of Somalia endured painful historical misfortunes consisting of mockery of one-person-one-vote political elections that resulted in a military coup, a long period of dictatorship that was ousted with armed rebellion, an internecine civil war and complete disintegration of the Somali state replaced by foreign and clan dependency. Those misfortunes deeply affected the livelihood,…

Read More

DOWLADDA FEDERAALKA OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA TALIYE CABDI SALAAD XUJAALE OO MAANTA LAGU AASAY MUQDISHO.

Muqdisho -Mudugpost-DOWLADDA FEDERAALKA OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA TALIYE CABDI SALAAD XUJAALE OO MAANTA LAGU AASAY MUQDISHO. Muqdisho, 21 May 2025: Taliyihii Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/Dhexe Cabdi Salaad Xujaale oo ku shahiiday dagaalka xaqa ah ee lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey…

Read More

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Flydubai

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buuxda ugu hoggaansanaato shuruudaha fiisaha gelitaanka Soomaaliya, kaddib markii la ogaaday in rakaab ay shirkaddu keentay magaalada Hargeysa aysan haysan fiisaha elektaroonigga ah (e-Visa) ee waajibka ah. Sida ku xusan warqad rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay Maareeyaha Guud…

Read More

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed?

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed? Xogaha laga helayo ilo wareedyo siyaasadeed ayaa muujinaya in kooxaha mucaaradka ee Soomaaliya ay sameysteen isbaheysi cusub oo ballaaran, kuna wajahan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isbaheysigan cusub ayaa sheegaya inuu leeyahay qorshe siyaasadeed oo la jaanqaadaya xaaladda dalka, gaar ahaan marxaladda…

Read More

President Trump’s announcement that he plans to end Temporary Protected Status for Somalis in Minnesota has created fear across the community,

President Trump’s announcement that he plans to end Temporary Protected Status for Somalis in Minnesota has created fear across the community, even though most Somalis in our state are U.S. citizens, permanent residents, or long-time taxpayers who have built their lives here. Minnesota is home to the largest Somali community in America. Families have been…

Read More

Israa’iil waxay isku dayday inay jebiso Iiraan – balse waxaa laga yaabaa in ay dhab ahaantii ka caawisay inay midowdo.

Mudugpost – Taa beddelkeeda, halkii ay kala qaybsanaanta sii qoto dheereyn lahayd, weerarka Israa’iil wuxuu u muuqdaa inuu xoojinayo dareenka mideysan ee aqoonsiga qaran ee ka gudbaya khadadka siyaasadeed. Israel iyo Weerarka Iran: Turjumaad Soomaali Weerarka milatari ee Israel ku hayso Iran ayaa durba noqday mid ka mid ah weerarradii xuduud-dhaafka ahaa ee ugu saamaynta…

Read More

103 xildhibaan oo Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu iscasilo sababo la xiriira ku xadgudubka dastuurka.

Muqdisho (Mudugpost) – Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada gole oo ka kooban 103 xubnood ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku dalbanayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka dago, iyagoo ku eedeeyay inuu si weyn u xadgudbay dastuurka, uu ku takri-falay awoodda, islamarkaana uu ku guul-darreystay hoggaaminta dalka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in dalka uu ka gudbo Doorashadii dadbaneyd loona gudbo mid Qof iyo Cod ah

Could you please specify what kind of picture you need or the subject you’d like the picture to be about? Mudugpost news : Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ku eedeeyey kuwa diidan in nidaamka axsaabta loo gudbo loona baahan yahay inay soo bandhigaan Barnaamijkoodi…

Read More

Somalia: President Hassan Sheikh Mohamud and the End of the Benefit of the Doubt

In politics, granting a leader the benefit of the doubt is not weakness. It is a reasonable and principled starting point—especially in fragile states, where governing is difficult and institutions are weak. Somalia has extended this generosity repeatedly, often in the hope that patience and restraint might eventually produce responsible leadership and national recovery. But…

Read More