JAWAARI: Kulamada Baarlamaanku waxa eey Furmayaan maalinta Talaadada oo bishu eey tahay December 2nd
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa gellinkii dambe ee maanta sheegay xilliga ay dib u billaabnayaan kulammada baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha ayuu ku faahfaahiyay wadahadallo iyo wada-tashiyo ku saabsanaa...