Shariif Xasan oo Muqdisho ka bilaabay qorshe ka dhan ah Cabdiweli Sheekh Axmed

 

Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ka bilaabay qorshe adag islamarkaana ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed.

Shariif Xasan ayaa bilaabay isku xirka xildhibaanada kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle, si ay codkooda toos ugu biiriyaan dhanka Madaxweynaha oo mooshinka taageeraan.Balanta ayaa ahayd hadii uu Shariif Xasan dhanka Madaxweynaha ka heli fududeyn xagga aqoonsiga maamulka Koonfur Galbeed uu isna ka taageerayomadaxweynaha arimo badan.Hadda waxa uu la kulmay ku dhawaad 30 xildhibaan,waxaana uu doonayaa in meesha uu ka baxo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *