Gaalkacyo(WINDY CITY

This image has an empty alt attribute; its file name is download-7-2.jpeg

Gaalkacyo(WINDY CITY): Magaalada caanka ah ee Chicago ayaa lagu naaneeysaa ( Windy City) .  Naanneeystaan ayaa lagu tilmaamaa dadka degan Magaalada Chicaago, iyo Siyaasiintooda oo la aaminsanyahay in eey yihiin siyaasiin kul-kulul.

1893 ayaa Chicaago waxeey kula tartameeysay Magaalada Newyork in eey martigeliso Bandhig Caalami ah ugu danbeeynttina waxaa ku guuleeystay Magaalada Chicaago.

Hadaba Beryahaan waxaa ku qulqulaya Magaalada Gaalkacyo siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Galmudug waxaana la rajeeynaa in Gaalkacyo noqoto Chicaago (Windy city) oo lagu yaqaano siyaasiin iyo dad  kul-kulul oo ku guuleeysta waxa eey doonayaan.

Gaalkacyo ayaa la rajeeynaa in lagu qabto Dib u heshiin la iskugu keeno dhamaan Madaxda Galmudug State si Galmudug u hesho hal madxweeyne.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *