Hooyo Faadumo Maxamud Axmed.

𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤 𝐲𝐨𝐮 𝐟𝐨𝐫 𝐲𝐨𝐮𝐫 𝐩𝐫𝐚𝐲𝐞𝐫𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐨𝐮𝐠𝐡𝐭𝐬.

𝐈𝐧𝐧𝐚 𝐋𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐖𝐚 𝐈𝐧𝐧𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐑𝐚𝐣𝐢𝐨𝐨𝐧 (إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون)

𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐅𝐚𝐝𝐮𝐦𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐮 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 , ALLAHA Ha ka dhigo hoygeeda Janatul firdowsa. Dabadeedna, Midnimo iyo isjeclaan dhamaantayo.

Waxaan Mahad gaara u diryaa dhamaan inta tacsidaan kaga qeeybqaadatay Baraha bulshada , iyo inta ila soo xariirtay sidoo kale waxaan mahadnaq gaar ah u diryaa Ehelkii , Deriskii iyo asxaabtii nagala qeeyb qaadatay in eey nala maamusaan Aaska 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐅𝐚𝐚𝐝𝐮𝐦𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 maanta oo bishu aheeyd 11/15/2023 ka dhacay Magaalada Muqdisho. Geeridu Waa jid lawada marayo , Ma dhinte waa alle. . 𝐰𝐞 𝐫𝐞𝐭𝐮𝐫𝐧 𝐭𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐨𝐧 𝐭𝐡𝐞 𝐝𝐚𝐲 𝐨𝐟 𝐣𝐮𝐝𝐠𝐦𝐞𝐧𝐭. 𝐀𝐧𝐝 𝐞𝐯𝐞𝐫𝐲𝐭𝐡𝐢𝐧𝐠 𝐚𝐫𝐨𝐮𝐧𝐝 𝐮𝐬 𝐛𝐞𝐥𝐨𝐧𝐠𝐬 𝐭𝐨 𝐇𝐢𝐦. 𝐞𝐯𝐞𝐫𝐲 𝐬𝐢𝐧𝐠𝐥𝐞 𝐭𝐡𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐧 𝐞𝐚𝐫𝐭𝐡 𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥 𝐭𝐚𝐬𝐭𝐞 𝐝𝐞𝐚𝐭𝐡.

𝐈𝐧𝐧𝐚 𝐋𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐖𝐚 𝐈𝐧𝐧𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐑𝐚𝐣𝐢𝐨𝐨𝐧 (إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون)

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *