Jaaliyadda Beesha CAYR EE USA oo Baaq Taageero iyo Tahniyad u diray Gudoomiyaha Cusub ee Beesha Faarax Dhoorakace(Dhalow)

Jaaliyadda Beesha CAYR EE USA oo Baaq Taageero iyo Tahniyad u diray Gudoomiyaha Cusub ee Beesha Faarax Dhoorakace(Dhalow) eey Maanta ku doorteen gudoomiye cusub 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐡 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 , doorashadaas oo ka dhacday Magaalada dhuusamareeb. waxaan soo dhaweyneynaa tallaabadaasi ay qaaadday Beeshu kuna dooratay Gudoomiye oo ay Beesha yeelato,waxaana Alle Gudoomiyaha uga baryeynaa inuu u fududeeyo xilkan adag ee loo doortay una horseedo Caddaalad iyo Barwaaqo beesha Dhaloow. Guntii iyo gabgaabdii waxan u rajaynayaa 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐡 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝, in uu ilaah la garab galaa xilkaan loo dhiibay isla markaana uu noqdaa kii lagu daydaa oo nabad iyo horumar u horseeda deegaanada Gobolka Galgaduud ,Hiiraan iyo Mudug iyo Dhamaan Somaliweyn.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *