Madaxwaynaha Soomaaliya Oo U Anba Baxay Dalka Denmark

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta ka duuleen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Maxadaxweynaha waxaa safarkiisa ku waheliyay xubno ka tirsan golaha wasiira dowlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Shiikh Ayaa socdaalkiisa waxa uu oogu baxay dalka Denmark oo uu ooga qayb galayo shir loo qabtay madaxda Soomaalida iyo Wadamo daneeya arimaha Soomaaliya. Madaxweynaha waxa uu ku sii hakaday dalka Jabuuti oo uu kulan kula qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle.

 

 

Cusmaan Xuseen

Muqdisho, Soomaaliya

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *