Wareegto ka Soo Baxday Dowlada Galmudug oo Lagu Magacabey Gudoomiyaha Waxbarashada Hobyo

Mudugpost: Wareegto ka soo Baxday Dowlad Gobaleedka Galmudug Gaar ahaan Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Dowlada Galmudug Ayaa Waxaa Lagu Magacaby Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Hobyo ee Dowlad Gobaleedka galmudug Waxaana Warqadan ka Soo baxday Xafiiska Wasiir lagu sheegay in Dowlada Galmudug ay Diyaar u Tahay in ay  Qayb Ka Qaadato Waxbarashada Degamada Hobyo isla Markana ay keentay in gudoomiyahan la Magacaabey

Xilkan gudoomiyaha Waxbarashada DEGMADA Hobyo ee u Qaabil sanaan Doona Wasarada Waxbarashada Galmudug Ayaa Waxaa loo Magacaabey  Maxamed Cabdi Siciid oo ka mid ah Aqoonyahanada Galmudug

Waxa uu ka Mid ahaa Maxamed Saciid Shaqsiyaadka Sida Wayn dhanka Waxbarashada magalada Gaalkacyo looga Yaqaan isla Markana Wax Badn ka Soo Qabtay Arimaha Waxbrashada isagoona Dhanka Waxbarashada Maamule  iskuulo iyo Dhanka Waxbarashada Xilal kala duwan ka soo Qabtay .

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *