Tacsi Tiiraanyo Leh-Allaha U naxariisto Walaalkeen Maxamed Cabdullahi Xasan Abtidoon(Gureey).

Tacsi Tiiraanyo Leh-Allaha U naxariisto Walaalkeen Maxamed Cabdullahi Xasan Abtidoon(Gureey).Waxaan tacsi tiiraanyo u dirayaa Dhamaan Qooyska Cabdullahi Xasan Abtidoon iyo Dhamaan reer Xasan Abtidoon geeridii ku timid Walaalkeen Allaha u naxariistee Maxamed Cabdullahi Xasan Abtidoon(Gureey) kuna Geeriyooday Magaalada Muqdisho Maanta . Inaa Lilaahi wa Inaa ileyhi raajicun Allah u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo Marxuumka , Samir iyo iimana allaha ka siiyo dhaaman Reer Xasan Abtidoon , Gaar ahaan Cabdulaahi Xasan Abtidoon, Xaaskiisa, Caruurtiis, iyo Hooyo Mako Xaaji iyo dhamaan Qaraabadii, Eheladii ,iyo Saaxiibadii uu ka Tegay, Isagana Kitaabka midigta Allaha kasiiyo Qabriga Allaha u waasiciyo gadaashiisa alle nama fidneeyo. Allaha u naxariistee Maxamed Cabdullahi Xasan wuxuu ahaa Saaxiib aan isla soo kornay , wuxuuna ahaa shaqsi saaxiibadiis , iyo deriskiisuba jecel yihiin. Ma dhinte Waa Alle-

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *