Geeri Naxdin Leh: Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Rajicuun. Shiikh/Xaaji Cabdikariim Rooble Saalax.

Geeri Naxdin Leh:  Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Rajicuun.

Waxaan halkaan tacsi uga direeynaa hadaan nahay Qooyska Reer Cali Cumar, Dhamaan qaraabadii eheladii , saaxiibadii uu ka tagay Allaha u Naxariistee Abtigeey Shiikh/Xaaji Cabdikariim Rooble saalax oo maanta oo bishu tahay 04/25/2021 ku geeriyooday magaalada Muqdisho . Abti sheikh/Xaaji Cabdikariim Rooble Saalax wuxuu ahaay shaqsi Deriska, Saaxiibadiis  iyo ehelkiisu jelaayeen, wuxuu ahaa Xaafidul –Quraan . Waxaan Ilaaheey uga baryeeynaa in uu janadii Fardoowso ka waraabiyo, denbigiisna dhaafo –ma dhinte waa alle -AAMIIN

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *