Tacsi Tiiraanyo Leh-๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐ฎ๐ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ.

Tacsi Tiiraanyo Leh-๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐ฎ๐ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ.Hadaan nahay Jaaliyada Galmudug state ee Waqooyiga America waxaan tacsi tiiraanyo leh u direeynaa Dhamaan Qooyska Warsame Carabeey oo Geeri naxdin leh eey ku timid ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐ฎ๐ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ. kuna Geeriyooday Magaalada Muqdisho Maanta . Inaa Lilaahi wa Inaa ileyhi raajicun Allah u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo Marxuumka , Samir iyo iimana allaha ka siiyo dhaaman Reer Warsame Carabeey , Gaar ahaan ๐๐š๐›๐š๐๐จ๐จ๐ง ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ (๐“๐ข๐ฆ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ง๐ž), iyo qooyskii , Qaraabadii, Eheladii ,Saaxiibadii yo dhamaan Asxaabtiii uu ka Tegay, Isagana Kitaabka midigta Allaha kasiiyo Qabriga Allaha u waasiciyo gadaashiisa alle nama fidneeyo. Ma dhinte Waa Alle-Aamiin, Aamiin

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *