Beesha Wece Maxamed(Yabadhaalo) oo dooratay Gudoomiyaha Qurba-joogta .

Mudugpost (3/07/2020):

Hambalyo Gudoomiyaha Qurba joogta Beesha Wece Maxamed (Yabadhaalo).

Waxaan u diriyeenaa Hambalyo Gudoomiyaha qurba-joogta Beesha Wece Maxamed ee Yabadhaalo Mudane Cali Xaashi Dabburshe oo maanta oo taariikhdu tahay 3/06/2020 loo doortay in uu hogaamiyo Beesha  Wece Maxamed qurba-joogtooda degan daafaha aduunka.

Gudoomiyaha Cusub Mudane Cali Xaashi Dabburshe waxaan leenahay Allaha kula garab galo Xilkaas cusub ee laguu magacaabay. Waxaan Allaha kaaga baryeerynaa in alle kuu fududeeyo Xilkaas lagu doortay Allena kula garab galo. Aamiin.

Mahadsanidiin:

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *