Sabti, Juun 19, 2020 (Mudugpost)-Doorasho goordhaw ka dhacday Hotel Afric ee Caasimada Muqdisho,

Sabti, Juun 19, 2020 (Mudugpost)-Doorasho goordhaw ka dhacday Hotel Afric ee Caasimada Muqdisho, ayaa halkaas Gudoomiye loogu Doortay Axmad xuseen faarax (Hoomey) Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Xasan-Samadoorte ee ka tirsan Beesha Cayr, Habargedir.

 Kulan eey iskugu yimaadeen  dhalinyarada beesha Xasan-Samadoorte  kana dhacay Hotel -Afric oo ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa halkaas loogu doortay si aqlabiyad ah Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Xasan-Samadoorte , Waxaana lagu doortay Gudoomiye  Axmad xuseen faarax (Hoomey) Gudoomiyaha dhalin-yarada Beesha Xasan -Samadoorte

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *