
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu diiradda saaray sidii looga fogaan lahaa iska horimaad ballaaran isaga oo ku dhow go’aan ku saabsan duqeymaha Mareykanka ee Iran.
Washington -Iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu tixgelinayo inuu ku biiro duqeymaha Israel ee Iran โ oo ay ku jiraan isticmaalka bambooyinka “bunker-busting bombs” si loo beegsado xarumaha nukliyeerka ee dhulka hoostiisa ah โ waxaa jira wadahadal u dhexeeya saraakiishiisa sare oo ku saabsan sida Mareykanku u beegsan karo bartilmaameedyadaas isaga oo aan ku lug yeelan…