
Xaaladda Magaalada Balad-Xaawo Oo Saaka Deggan Kadib Dagaal Culusi Ka Dhacay
Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka u muuqata mid deggan, kaddib dagaal culus oo shalay ka dhacay, kaasoo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan. Dagaalka ayaa billowday abaarihii duhurnimo, wuxuuna socday ilaa fiidkii, iyadoo la adeegsaday hub culus. Waxaa laga soo sheegayaa…