Hoggaamiyaha IAEA oo beeniyay hadalka Trump, kuna celiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in Iran ay hub nukliyeer ah dhiseyso

Hoggaamiyaha IAEA oo beeniyay hadalka Trump, kuna celiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in Iran ay hub nukliyeer ah dhiseyso Qirasho muhiim ah oo ka hor imaaneysa sheegashooyinka maamulka Israa’iil iyo mas’uuliyiinta Mareykanka, madaxa Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomikada (IAEA), Rafael Grossi, ayaa xaqiijiyay in aan wax caddayn ah loo haynin in…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

Muqdisho-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee si rasmi ah isu diiwaangeliyey, kuwaas oo door muhiim ah ku leh geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta hirgelinta doorashada hal qof iyo hal cod, iyadoo Madaxweynaha uu faahfaahin ka bixiyey dadaallada ay…

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More