Geeri Naxdin Leh: Innaa Lillaahi Wa innaa Ileeyhi Rajicuun. NABADOON Cabdidaahir Diiriye Dhoore.

Geeri naxdin leh.innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun.

Waxaan halkaan tacsi uga direeynaa hadaan nahay jaaliyada Halmaal , Dhamaan qaraabadii eheladii , saaxiibadii uu ka tagay Allaha u Naxariistee Nabadoon Cabdidaahir Diiriye Dhoore  oo Shalay  bishu aheeyd 05/15/2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi . Nabadoon Cabdidaahir Diiriye wuxuu ahaay shaqsi Deriska, Saaxiibadiis  iyo ehelkiisu jelaayeen, wuxuu ahaa shaqsi ka shaqeeya deminta colaadaha , hirgelinta nabada 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐀𝐋𝐄 𝐔𝐆𝐀 𝐁𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐍𝐀𝐀 𝐈𝐍 𝐔𝐔 𝐍𝐀𝐗𝐀𝐑𝐈𝐈𝐒𝐓O , 𝐉𝐀𝐍𝐎 𝐒𝐈𝐈𝐘𝐎  sidoo kalena 𝐃𝐇𝐀𝐌A𝐀𝐍 Gaar ahaan Caruurta , Asxaabta iyo Waalidiintaba in uu Samir iyo iimaan allaha ka siiyo -Ma dhinte waa alle.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *