Shirka Madasha iskaashiga wadamada Geeska Afrika oo ka furmay magaalada Muqdisho

 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ah guddoomiyaha Madasha Iskaashida Dalalka Geeska Afrika ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laba Cisho ah oo diiradda lagu saarayo horumarinta Dhaqaalaha iyo is dhexgalka ganacsiga dalalka geeska Afrika. Kulankaan sida ay xaqiijisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waxaa kasoo qeyb galay xubnaha madasha, sida Djibouti, Kenya, S. Sudan…

Read More

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Mucaaradka oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya. War kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu sii wado kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho uuna maanta Madaxtooyada Qaranka ku…

Read More

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Nairobi-Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u soo qabtay xilal sare sida Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka. Madaxdan oo si weyn u dhaliilsan siyaasadda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hadda u muuqda kuwo mideynaya mowqifkooda, iyagoo ku howlan…

Read More

About

Ku Soo Dhawoow MudugPost – Xogta La Aamini Karo Ee Soomaaliya, Afrika, Iyo Caalamka MudugPost waa WEBSITE oo u heellan bixinta warar sax ah, waqtigooda ku habboon, oo madax-bannaan si loo wacyigeliyo, loo baro, loona xoojiyo akhristayaasheena. Iyada oo ku saleysan qiyamka runta, daahfurnaanta, iyo anshaxa saxaafadda, MudugPost waxay isu tahay meel lagu soo ururiyo…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali…

Read More

Eritrea iyo Itoobiya oo qarka u saaran dagaal kadib qorshe ay ka war heshay Asmara

Dowladda Eritrea ayaa ku eedeysay Itoobiya inay farriimo diblomaasiyadeed u dirtay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo hoggaamiyeyaal dhowr ah, iyadoo ku tilmaantay daandaansi joogto ah iyo xadgudub madaxbannaanida dhuleed ee Itoobiya. Eritrea waxay sheegtay in tani ay tahay marmarsiinyo lagu hurinayo colaad ballaaran. Bayaanka Wasaaradda Warfaafinta Eritrea ee soo baxay 26-kii Juun, ayaa lagu…

Read More

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

n a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched the country’s Century Vision Plan 2060 in the capital, Mogadishu. The plan aims to transform Somalia into a peaceful, unified, and economically thriving middle-income nation by the year 2060. Known as “Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka,” the…

Read More

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Gogosha Wadatashiga oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii gogoshada wadatashiga qaran ee afartii cisho ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho kaa uu isniintii lasoo dhaafay furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka qeyb galay madaxda Dowladda, Siyaasiyiin, Ururada Siyaasadda ee ka diiwan gashan Guddiga Doorashooyinka. Shirkaan waxaa laga diirada lagu saaray dhowr arrimoo…

Read More