Comment on Avv. Omar Abdulle “Dhagey,” Opinion on “Sovereignty First: The Limits of Somalia’s Federal States in Foreign Relations,” Dawan Africa, 14 January 2026

Avv. Omar Abdulle’s opinion piece asserts, with confidence, that Somalia’s Federal Government (FGS) enjoys exclusive and unqualified authority over foreign relations, while Federal Member States (FMS) possess no constitutional or legal role whatsoever in engagements with foreign governments. While this position may appear traditional in stable and consolidated federations, it collapses under closer scrutiny when…

Read More

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Maamul beddelay SSC oo looga dhowaaqay Laascaanood + Magaca cusub

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.  Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo Dhoolatus Ciidan Ka Samaysay Balad-Xaawo, gobolka Gedo

Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ka bilowday gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo, halkaas oo maanta lagu qabtay dhoolatus iyo bandhig ciidan oo ay sameeyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamo si buuxda u hubeysan, kuwaas oo wata qoryo culus iyo kuwa fudud, ayaa lagu soo…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.  Xaruntan oo si casri ah loo dhisay, ayaa lagu qalabeeyay tignoolajiyad sare oo loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda istaraatiijiyadeed ee ciidamada qalabka sida, loogana hortago…

Read More

Yaa leh awoodda ansixinta weerar Mareykan ah oo ka dhan ah Iiraan waa arrin dood ah. Dastuurka Mareykanka wuxuu si cad u sheegayaa in kaliya Golaha Congress-ka uu leeyahay awoodda inuu dagaal ku dhawaaqo.

Mudugpost-Si kastaba ha ahaatee, si dhaqangel ah, Mareykanku ma aanu ku dhawaaqin dagaal tan iyo Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Si kastaba, waxaa jiray weeraro milatari oo badan oo Mareykanku ku qaaday dalal shisheeye tan iyo markaas, oo ay ogolaadeen madaxweynayaal ka socda xisbiyada labada dhinac. Madaxweynaha Trump, tusaale ahaan, wuxuu ku tiirsan yahay awoodaha madaxweynaha…

Read More