Turkey’s T129 ATAK helicopters conduct first test flight in Mogadishu as military ties with Somalia deepen

MOGADISHU, Somalia – Turkish-made T129 ATAK combat helicopters carried out their first test flight from the TurKSOM military base in Somalia’s capital, Mogadishu, marking a new phase in Ankara’s growing military support for the Horn of Africa nation. Three of the advanced attack helicopters were recently delivered to Somalia to bolster the fight against the Al-Qaeda-linked…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomiye cusub u magacaabay maamulka Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho

Muqdisho-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay….

Read More

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu diiradda saaray sidii looga fogaan lahaa iska horimaad ballaaran isaga oo ku dhow go’aan ku saabsan duqeymaha Mareykanka ee Iran.

Washington -Iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu tixgelinayo inuu ku biiro duqeymaha Israel ee Iran – oo ay ku jiraan isticmaalka bambooyinka “bunker-busting bombs” si loo beegsado xarumaha nukliyeerka ee dhulka hoostiisa ah – waxaa jira wadahadal u dhexeeya saraakiishiisa sare oo ku saabsan sida Mareykanku u beegsan karo bartilmaameedyadaas isaga oo aan ku lug yeelan…

Read More

Masar ayaa cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna mar kale xaqiijisay inay taageereyso ammaanka Soomaaliya

Qairo(Mudugpost).Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Axadii lagu qaaday Xerada Damaanyo ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 20 ruux, halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen. Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa soo saartay bayaan ay ku muujineyso sida ay u garab taagan tahay Soomaaliya, waxayna tacsi…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho

MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa…

Read More

President Mohamud engages civil society ahead of National Consultation Forum

Mogadisho-Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened a high-level meeting with representatives from a broad cross-section of civil society at the Presidential Palace on Tuesday, marking a key step toward the National Consultation Forum scheduled for June 15, 2025. According to Villa Somalia, the meeting is part of an ongoing series of inclusive consultations aimed at…

Read More

Somalia rejects Israel’s recognition of Somaliland as state, calls move violation of sovereignty

ANKARA Somalia on Friday strongly rejected what it described as an unlawful step by Israel to recognize its breakaway region, Somaliland, as an independent state, calling the move a violation of its sovereignty and territorial integrity. In a press release, the Office of the Prime Minister reaffirmed the government’s “absolute and non-negotiable commitment to its…

Read More

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Puntland oo Weerar Afka ah ku Qaadday Hoggaanka SSC-Khaatumo

Garoowe (Mudugpost)– Maamulka Puntland ayaa weerar afka ah ku qaaday hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyagoo ku eedeeyay inuu ku xad-gudbay heshiisyo hore oo ay wada gaareen labada dhinac. Afhayeen u hadlay Puntland ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay si madax-bannaan ula macaamilayso dowladda federaalka, iyada oo aan wax tixgelin ah siin Puntland, taasoo uu…

Read More