Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Muqdisho(Mudugpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey meertada 34-aad ee shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Baqdaad, isagoo si qoto dheer uga hadlay xaaladda Soomaaliya, mowqifka dowladda Federaalka ee arrimaha gobolka, iyo taageerada ay u hayso qadiyadaha Carabta. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay hoggaamiyeyaasha Carbeed dadaallada dowladda Soomaaliya…