Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi,

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha ay mucaaradka

Mudugpost-May 16th,2025: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha ay mucaaradka u jeediyeen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, gaar ahaan kuwa kasoo yeeray madaxweynayaashii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo kuwa kaleba . Fiqi ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu shaacinayay degmooyin cusub oo ka dhacday…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan, Doowlad aan go’aan gaarin karin – Markii horena ku fududaatay

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin karto booqashada wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan uu ku tagi lahaa Somaliland. Troy Fitrell, oo ah mas’uul sare ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, ayaa toddobaadkan ka sheegay Aqalka Senate-ka in…

Read More

Israa’iil waxay isku dayday inay jebiso Iiraan – balse waxaa laga yaabaa in ay dhab ahaantii ka caawisay inay midowdo.

Mudugpost – Taa beddelkeeda, halkii ay kala qaybsanaanta sii qoto dheereyn lahayd, weerarka Israa’iil wuxuu u muuqdaa inuu xoojinayo dareenka mideysan ee aqoonsiga qaran ee ka gudbaya khadadka siyaasadeed. Israel iyo Weerarka Iran: Turjumaad Soomaali Weerarka milatari ee Israel ku hayso Iran ayaa durba noqday mid ka mid ah weerarradii xuduud-dhaafka ahaa ee ugu saamaynta…

Read More

Ciidanka DF oo dagaal culus kula wareegay Beledxaawo iyo kuwa Jubaland oo ikaga baxay Beled-xaawo.

Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Deganaashaha maanta laga dareemayo gudaha magaaladaas ayaa salka ku haya, kadib markii ciidamada dowladda oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay si buuxdo xalay fiidkii…

Read More

What is the purpose of President Hassan Sheikh’s Persistent Push for Mogadishu “Local Elections”?

Almost all Somalis are deeply alarmed by President Hassan Sheikh Mohamud’s insistence on proceeding with an isolated, legally defective, and widely rejected “local election” in Mogadishu. The central question is unavoidable: why is the president spending millions of dollars on a party-driven electoral exercise that directly violates the March 2024 constitutional amendments and the 2024…

Read More

Rift emerges within SSC-Khaatumo traditional leadership ahead of key statehood conference

Deep divisions have surfaced within the SSC-Khaatumo traditional leadership just days before the official opening of a pivotal conference aimed at finalizing the formation of the newly recognized SSC-Khaatumo regional state. The conference, scheduled to begin Sunday in Las Anod, has sparked internal tensions, with the SSC-Khaatumo community splitting into two camps: one backing the…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre a

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Waqooyi bari Dr Aadan Cabdullaahi Aw Xasan. Ra’iisul Wasaaraha ayaana mar kale bogaadiyey muhiimadda uu dhismaha maamulka Waqooyi bari u leeyahay Midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana uu yahay maamul ku yimid rabitaanka bulshada deegaanka.

Read More

Somalia’s Political Opposition Forms a New Alliance: A Path to Reform or Just a Power Struggle?

MUDUGPOST -A new political alliance has emerged among Somalia’s opposition leaders, aiming to challenge the administration of President Hassan Sheikh Mohamud. This coalition brings together former officials, influential politicians, and civil society figures who express growing concern over the direction of the current government, especially in regard to the electoral process and constitutional reforms. The…

Read More

Dagaal cusub oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo gobolka Tigray ee Itoobiya iyo doorka Eriteriya

Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiiskii nabadeed ee Pretoria lagu gaadhay dhammaadkii dagaalkii labada sano socday ee Tigray. Warbixin cusub oo ay daabacday DW ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Eriteriya  ay si qarsoodi ah u taageerayaan kooxo hubeysan oo Itoobiya gudaheeda ka…

Read More