President Supports Palestinian Cause, Welcomes Lifting of Sanctions on Syria

BAGHDAD, May 17 โ€“ The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated on Friday in the 34th Arab League Summit held in Baghdad, the capital of Iraq, where he emphasized the need for the establishment of an independent Palestinian state and welcomed the lifting of international sanctions on Syria. โ€œThere can be no more occupation…

Read More

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin USA-Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku sugan Waqooyiga Ameerika waxa ay si qoto dheer ugu mahadcelinayaan una bogaadinayaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Mudane Cilmi ย Cali Cabdi , doorkiisii geesinimada lahaa ee uu ka qaatay xallinta khilaafkii iyo cabashadii Gabadha Dhaqankaaba ee dhowaan ka dhacday Gobolka Galgadud. Mudane Cilmisalad ayaa si xikmad leh, dulqaad…

Read More

Puntland president rejects federal forum, calls for inclusive national summit

Puntland President Said Abdullahi Deni has rejected the national consultation forum convened by Somaliaโ€™s federal government, calling it a symbolic exercise and instead advocating for a broad-based summit that delivers joint national decisions. The forum comes as Somalia prepares for elections in 2026 and faces increasing pressure to finalize its provisional constitution and transition toward…

Read More

About

Ku Soo Dhawoow MudugPost โ€“ Xogta La Aamini Karo Ee Soomaaliya, Afrika, Iyo Caalamka MudugPost waa WEBSITE oo u heellan bixinta warar sax ah, waqtigooda ku habboon, oo madax-bannaan si loo wacyigeliyo, loo baro, loona xoojiyo akhristayaasheena. Iyada oo ku saleysan qiyamka runta, daahfurnaanta, iyo anshaxa saxaafadda, MudugPost waxay isu tahay meel lagu soo ururiyo…

Read More

Somaliaโ€™s Political Opposition Forms a New Alliance: A Path to Reform or Just a Power Struggle?

MUDUGPOST -A new political alliance has emerged among Somaliaโ€™s opposition leaders, aiming to challenge the administration of President Hassan Sheikh Mohamud. This coalition brings together former officials, influential politicians, and civil society figures who express growing concern over the direction of the current government, especially in regard to the electoral process and constitutional reforms. The…

Read More

๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ช๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐˜€

Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and disappointment. But it is important to remember a fuller and more honest history. Some of the strongest allies Somalis ever had in the United States were Republican presidents and lawmakers whose leadership rose above division. Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and…

Read More

Daawo: Rooble oo kashifay sir uu ka hayo Xasan Sheekh iyo arrin uu sheegay balse ma yahay shaqsi la aamino karo waxa uu sheegay manta .

Muqdisho : Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble (Baahane), ayaa maanta si cad u sheegay in uu hayo sirro culus oo ku saabsan Madaxweynaha hadda xilka haya, Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble oo hadlayay isagoo muuqaalkiisa la baahiyay, ayaa ku andacooday in Xasan Sheekh uusan wali ka dagin xilka madaxtinimo โ€“ taas oo macnaheedu…

Read More

Goโ€™aanka uu qaatay guddiga doorashada oo muujinaya fashilka diiwaan-gelinta”

Muqdisho(Mudugpost)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay in muddo hal bil ah lagu kordhinayo waqtiga is-diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Banaadir. Goโ€™aankan ayaa yimid xilli ay isa soo tarayaan walaacyada shacabka, caqabadaha farsamo, iyo muranka siyaasadeed ee hareeyay qorshaha hirgelinta nidaamka โ€œhal qof, hal codโ€ ee dalka. Inkasta oo kordhinta muddada si rasmi…

Read More