Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xayiraaadda uu Maraykanka kusoo rogay dalal Afrikaan ah

 Mudugpost-Midowga Afrika (AU) ayaa muujiyay walaac ku saabsan saameynta taban ee ka dhalan karta xayiraadaha socdaal ee uu Mareykanku soo rogay, kuwaas oo saameynaya muwaadiniinta dalal badan oo ay Afrikaan ah ku jiraan. Guddiga Midowga Afrika (AUC) ayaa qiray in dal walba uu leeyahay xuquuq si uu u ilaaliyo xuduudihiisa uguna xaqiijiyo amniga muwaadiniintiisa. Si…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More

Qaramada Midoobay oo ka digtay in Soomaaliya laga la joojiyo taageerada beesha caalamka ay ka hesho

(Mudugpost)-Khabiir sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in beesha caalamku yareyso ama gabi ahaanba joojiso taageerada ay siiso Soomaaliya, xilli uu dalku wajahayo xaalad amni oo cakiran oo ay ugu horreeyaan kooxaha argagixisada sida Al-Shabaab. Ben Saul oo QM u qaabilsan la dagaallanka argagixisnimada, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran oo loo dhan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go’aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo…

Read More

Xildhibaan Gavin Williamson oo sheegay in Maraykanku uu ka guurayo siyaasadda “Soomaaliya mid ah”

Xoghayihii hore ee difaaca Ingiriiska, haatana ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose, Gavin Williamson, ayaa sheegay inuu hayo xog dhamaystiran oo muujinaysa in Maraykanku uu Somaliland aqoonsanayo. Williamson oo waraysi siiyay The Guardian, ayaa sheegay in Maraykanku uu isbeddel weyn ku samaynayo siyaasaddiisa ku aaddan Soomaaliya, isla markaana uu ka guurayo siyaasaddii ahayd “Soomaaliya mid…

Read More
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi,

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha ay mucaaradka

Mudugpost-May 16th,2025: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha ay mucaaradka u jeediyeen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, gaar ahaan kuwa kasoo yeeray madaxweynayaashii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo kuwa kaleba . Fiqi ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu shaacinayay degmooyin cusub oo ka dhacday…

Read More

Expert Leadership Reinstated: Mahad Mohamed Salad Reappointed as NISA Director

Mudugpost- In a strategic move to reinforce Somalia’s national security apparatus, the federal cabinet has reappointed veteran intelligence official and statesman Mahad Mohamed Salad as Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA). The decision, endorsed during an emergency cabinet session on Saturday, follows a recommendation from the Ministry of Internal Security and marks…

Read More

Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures

A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media. Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday. The delay comes amid…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali…

Read More

 Five opposition parties in Somalia have cautiously welcomed President Hassan Sheikh Mohamud’s recent proposal for a national dialogue, but say they will only participate if key conditions are met to ensure the process is inclusive, credible and constitutionally grounded.

Muqdisho – In a joint statement released Friday, the Xaqsoor, Samadoon, DPC, Ramaas and Dhulka Hooyo parties said the initiative could offer a path forward from the country’s prolonged political deadlock—but warned that any talks must be framed as a formal negotiation between the federal government and opposition, not a unilateral undertaking.They called for the formation of…

Read More