Headlines

Golaha Wasiiradda oo Maanta Mahad Maxamed Salaad u magacaabay Agaasimaha Hay’adda NISA

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir deg deg ahaa ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo la xariirtay inuu noqdo Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA ayaa xilkaan kala wareegi doona Agaasimahii hore ee hay’addaan Cabdullaahi Maxamed…

Read More

Ciidanka Danab oo wajahaya xaalado adag kaddib markii Maraykanka uu hoos u dhigay taageeradii uu siin jiray

Somaalia-Ciidanka Danab oo uu Mareykanku tababaray, ayaa wajahaya xaalado adag kadib markii sanadkan hoos loo dhigay sahaydii raashinka iyo shidaalkii ay heli jireen, halka bishii Febraayo laga jaray mushaharkii dheeraadka ahaa ee gaari jiray $400 bishii askari kasta. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay The Washington Post, qaar ka mid ah askarta Danab ayaa ka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u safray dalka Boqortooyada Qatar

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Boqortooyada Qatar, waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland ee dalkaas booqda. Ilaa hadda, madaxtooyada Somaliland kamay hadal safarkan, mana cadda ujeeddada rasmiga ah ee safarka, hase yeeshee waxa la filayaa inuu la xidhiidho arrimo dhaqaale, maadaama madaxweynuhu muddooyinkii u dambeeyay ka…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

Muqdisho-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta oo ay ka qeyb-galeen masโ€™uuliyiin ka tirsan hayโ€™adaha dowladda. Kulanka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage….

Read More

President Mohamud engages civil society ahead of National Consultation Forum

Mogadisho-Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened a high-level meeting with representatives from a broad cross-section of civil society at the Presidential Palace on Tuesday, marking a key step toward the National Consultation Forum scheduled for June 15, 2025. According to Villa Somalia, the meeting is part of an ongoing series of inclusive consultations aimed at…

Read More

๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ช๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐˜€

Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and disappointment. But it is important to remember a fuller and more honest history. Some of the strongest allies Somalis ever had in the United States were Republican presidents and lawmakers whose leadership rose above division. Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and…

Read More

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Flydubai

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buuxda ugu hoggaansanaato shuruudaha fiisaha gelitaanka Soomaaliya, kaddib markii la ogaaday in rakaab ay shirkaddu keentay magaalada Hargeysa aysan haysan fiisaha elektaroonigga ah (e-Visa) ee waajibka ah. Sida ku xusan warqad rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay Maareeyaha Guud…

Read More

Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho

MUQDISHO โ€“ Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho. Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si…

Read More