Kala qeybsanaan xooggan ayaa ka dhex dillaacday hoggaanka dhaqanka ee SSC-Khaatumo, iyadoo ay soo dhowdahay furitaanka rasmiga ah ee shir muhiim ah oo loogu talagalay dhameystirka dhismaha maamulka

Laaas Caanood : Kala qeybsanaan xooggan ayaa ka dhex dillaacday hoggaanka dhaqanka ee SSC-Khaatumo, iyadoo ay soo dhowdahay furitaanka rasmiga ah ee shir muhiim ah oo loogu talagalay dhameystirka dhismaha maamulka cusub ee SSC-Khaatumo oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya dabada ka riixeeyso. Shirka oo lagu wado inuu ka furmo magaalada Laascaanood Axadda, ayaa dhaliyay xiisad…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in dalka uu ka gudbo Doorashadii dadbaneyd loona gudbo mid Qof iyo Cod ah

Could you please specify what kind of picture you need or the subject you’d like the picture to be about? Mudugpost news : Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ku eedeeyey kuwa diidan in nidaamka axsaabta loo gudbo loona baahan yahay inay soo bandhigaan Barnaamijkoodi…

Read More

Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay ergooyinkii ka qaybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, taasoo ka dhacday xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya aysan dib ugu noqon doorasho dadban, isagoo carabka ku adkeeyay in…

Read More

General Morgan — Former Defense Minister of Somalia’s Last Central Government Dies in Nairobi

NAIROBI, Kenya —General Mohamed Said Hersi “Morgan”, the last Defense Minister of Somalia under the former central government and a key figure in the country’s military history, has passed away in Nairobi, Kenya. His death was confirmed by an official from the Puntland State Presidency, where Morgan had most recently served as a Senior Security…

Read More

Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures

A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media. Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday. The delay comes amid…

Read More

Puntland oo Weerar Afka ah ku Qaadday Hoggaanka SSC-Khaatumo

Garoowe (Mudugpost)– Maamulka Puntland ayaa weerar afka ah ku qaaday hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyagoo ku eedeeyay inuu ku xad-gudbay heshiisyo hore oo ay wada gaareen labada dhinac. Afhayeen u hadlay Puntland ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay si madax-bannaan ula macaamilayso dowladda federaalka, iyada oo aan wax tixgelin ah siin Puntland, taasoo uu…

Read More

Falanqeynta Warsaxafadeedka ka soo baxay kulankii dhexmaray Mucaaradka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud

Kulanka maanta 25ka Juun 2025 dhexmaray Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Xassan Sheikh wuxuu ahaa mid aad loogu dheg taagayay, waxaana ka soo baxay heshiis ajendaha wada hadalka labada dhinac, kana kooban 4 qodob, iyo raadinta mas’uuliyin ka maqan wada hadalka iyo ballan shirka looga wada hadlayo ajendaha. Taagerayaasha Warmurtiyeedka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed soo…

Read More

Siyaasiinta Mucaaradka ku midoobay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (MSS) waa dhigga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Mucaaradnimada waa xil wadani ah oo saaran muwaadinka u heelloon, una istaagi kara gudashada xilkaas oo u baahan nafti huridnimo, dadaal badan, xirfad, aqoon, xiriir ballaaran, waqti, karti, iyo dhaqaale xoog leh. Sidaa darted, ka mid noqoshada MSS waxay u baahan tahay rabitaan wada shaqeyn, isku kalsoonaan, iyo u hogaansanaan mabda’a wadaagga hadafka guud ee…

Read More

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

n a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched the country’s Century Vision Plan 2060 in the capital, Mogadishu. The plan aims to transform Somalia into a peaceful, unified, and economically thriving middle-income nation by the year 2060. Known as “Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka,” the…

Read More