Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho

MUQDISHO – Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho. Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si…

Read More

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin

War-saxaafadeed Mahadcelin, Aqoonsi & Abaalmarin USA-Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku sugan Waqooyiga Ameerika waxa ay si qoto dheer ugu mahadcelinayaan una bogaadinayaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Mudane Cilmi  Cali Cabdi , doorkiisii geesinimada lahaa ee uu ka qaatay xallinta khilaafkii iyo cabashadii Gabadha Dhaqankaaba ee dhowaan ka dhacday Gobolka Galgadud. Mudane Cilmisalad ayaa si xikmad leh, dulqaad…

Read More

Mahad Salad: Why Somalia is banking on new intelligence chief’s playbook for security The reinstatement of the former chief of Somalia’s premier intelligence agency could have significant impact as the country approaches critical elections amid the ongoing battle against terrorists.

Mahad Mohamed Salad, the man credited with transforming Mogadishu’s security landscape during his previous tenure as the head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), returns as the country faces a critical moment. President Hassan Sheikh Mohamud’s decision to reappoint Salad comes as the Horn of Africa nation prepares for a landmark shift from…

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More

Maamul beddelay SSC oo looga dhowaaqay Laascaanood + Magaca cusub

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.  Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…

Read More

Somalia rejects Israel’s recognition of Somaliland as state, calls move violation of sovereignty

ANKARA Somalia on Friday strongly rejected what it described as an unlawful step by Israel to recognize its breakaway region, Somaliland, as an independent state, calling the move a violation of its sovereignty and territorial integrity. In a press release, the Office of the Prime Minister reaffirmed the government’s “absolute and non-negotiable commitment to its…

Read More

Turkey’s T129 ATAK helicopters conduct first test flight in Mogadishu as military ties with Somalia deepen

MOGADISHU, Somalia – Turkish-made T129 ATAK combat helicopters carried out their first test flight from the TurKSOM military base in Somalia’s capital, Mogadishu, marking a new phase in Ankara’s growing military support for the Horn of Africa nation. Three of the advanced attack helicopters were recently delivered to Somalia to bolster the fight against the Al-Qaeda-linked…

Read More

President Mohamud appoints Hassan Muungaab as Mogadishu Mayor amid political tensions

Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab as the new Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, replacing Mohamed Ahmed Amiir, according to a presidential decree issued Wednesday. The decree highlighted Muungaab’s prior experience and track record in public service, noting his previous tenure in the same role in…

Read More