Headlines

๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ช๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐˜€

Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and disappointment. But it is important to remember a fuller and more honest history. Some of the strongest allies Somalis ever had in the United States were Republican presidents and lawmakers whose leadership rose above division. Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and…

Read More

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Donald Trump wuxuu sheegay in xabbad-joojin laga gaaray Israa’iil iyo Iiraan

Doha – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Iiraan iyo Israa’iil ay isku raaceen xabbad-joojin “dhameystiran oo guud” taas oo dhaqan geli doonta saacadaha soo socda. Ku dhawaaqista Trump ee Isniintii ayaa timid wax yar ka dib markii Iiraan ay gantaal ku soo ridday saldhigga ciidamada Mareykanka ay degan yihiin ee Al Udeid Air…

Read More

Somaliaโ€™s President Signals Willingness for Talks with Opposition amid International Pressure

Mogadishu, Somalia โ€” Somali President Hassan Sheikh has expressed readiness to engage in direct talks with opposition leaders as international partners intensify calls for an inclusive political dialogue, informed sources close to Villa Somalia said. The proposed talks aim to address some of the countryโ€™s most contentious political issues, including constitutional amendments, disputed electoral processes, and…

Read More

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

n a landmark move signaling a bold new era for Somaliaโ€™s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched the countryโ€™s Century Vision Plan 2060 in the capital, Mogadishu. The plan aims to transform Somalia into a peaceful, unified, and economically thriving middle-income nation by the year 2060. Known as โ€œHiigsiga Qarni-jirka 2060-ka,โ€ the…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Jimco, May 16, 2025 (Mudugpost) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka 34-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo furmi doona 17-ka May. Shirka sanadkan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xasilloonida gobolka, xaaladda baniโ€™aadantinimo ee Gaza, la dagaallanka argagixisada, iyo…

Read More

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul u dhaliilay sida uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u maamulayo gogosha wadatashiga qaran ee uu ku dhawaaqay 1-dii Juun 2025. Farmaajo ayaa sheegay in qaabka loo wajahayo wadatashigaasi uusan muujinayn dadaal dhab ah oo lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed ee taagan. Farmaajo ayaa tilmaamay in habka…

Read More

Opposition Leadersโ€™ Summit in Mogadishu Enters Second Day, Focuses on Somaliaโ€™s Political Future

Mogadishu, Somaliaย โ€“ The second day of a major opposition leadersโ€™ conference is underway in Mogadishu, with former Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed chairing the meeting. The gathering aims to address pressing political issues facing Somalia, including electoral reforms and the countryโ€™s broader political trajectory. In his opening remarks, Sheikh Sharif emphasized that while the…

Read More

Eritrea iyo Itoobiya oo qarka u saaran dagaal kadib qorshe ay ka war heshay Asmara

Dowladda Eritrea ayaa ku eedeysay Itoobiya inay farriimo diblomaasiyadeed u dirtay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo hoggaamiyeyaal dhowr ah, iyadoo ku tilmaantay daandaansi joogto ah iyo xadgudub madaxbannaanida dhuleed ee Itoobiya. Eritrea waxay sheegtay in tani ay tahay marmarsiinyo lagu hurinayo colaad ballaaran. Bayaanka Wasaaradda Warfaafinta Eritrea ee soo baxay 26-kii Juun, ayaa lagu…

Read More