Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
Muqdisho-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda. Kulanka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage….